DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo laga doonaya inay qaataan tallaalka Covid-19 si ay u helaan adeegyada dawladda

0
487

Agaasimaha guud ee waaxda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Xasan Canshuur ayaa dadwayanaha ugu baaqay inay qaataan talaalka cudurka COVID 19 si looga hortaga faafitaanka cudurkan dilaaga ah.