Dhakhtar u dhashay wadanka India oo caan ku ah in uu cunno saxarada lo’da

0
548

Manooj mittal waa dhakhtar dhanka carruurta ah oo u dhashay wadanka India waxaa uu caan ku noqday u ololeynata cunnista saxarada lo’da oo uu sheegay inuu leeyahay cafimaad taas oo layaab ku noqotay dadka degaanka Haryana.
Waxaa uu sheegay in cunnista saxarada lo’da ay faa’iidooyin u leedahay caafimaadka bini’aadaamka dunida ayna daawo buuxda u noqon karto haddii loo adeegsado si habboon.
Lakiin fikirkiisa waxaa si ada uga horyimid dhakhatiirta inida oo dhankooda layaab ku tilmaamay hadalkiisa waxayna shegeen inaysan haynin badhis dhaba oo cadaynaysa soo jeedinta ninkani eek u aadan in la cuno saxarada lo’da.
Bina aadanka qaar marka aad si dhaba ugu fiirstao waxay kula noqonaysaa layaab ficilada uu qaadayo sawiro lagsoo qaaday dhakhtarkan ayaa muujinaya isga oo afka galinya saxaradii lo’da taas oo si aad ah looga dayriyay.
Dadka reer India ayaa siyaabo kala duwan ug fal  celiyay talaabada uu ninka caanka ku noqday waxayna qaar badan oo kamida ka dhawaajiyeen mid ku adag dawashada muqaladiisa.
Dhakhtar soo jeedintiisu ay muranka dhalisay oo sharaxaad dheer ka bixinayay arrinkani ayaa yir bal eeg hadaynu cuno oo aan adeegsano cunista saxarada lo’da waxay ka dhigaysa jirka iyo guud ahaanba maskaxda kuo awood badan layaab .
Dadka qaar ayaa ugu jawaabay adigu iska cun anaga maya ma cuni karno saxara lo’aade.
Waxaa uu sheegay hoyadi ay si joogta ah u cuni jiraty saxaradan lo’ada ayna ku booriyi jiratay inay usoo guraan saxarada.
Mid kamid dhacdooyinki ugu layaabaka badnaa ee la diwaan galiyo todobaadka ayay dhacdadana kamid ahayd.