DHAGEYSO:Booliska Jigjiga oo xiray xarunta telefishinka Nabad

0
368

Ciidamada booliska ee magaalada Jigjiga ayaa lagu soo warramayaa in xalay ay fuliyeen howgal lagu xiray telefishinka Nabad oo ay ku eedeyeen inuu baahiyay barnaamij jabinaya bayaanka bandowga
Siyaad Bashuuc Saney ayaa dhameystiraya