Adeegga qaran ee booliiska ee NPS ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay dib u soo celiyeen 250 neef oo ari ah oo laga dhacay bariga ismaamulka Turkana.
Xoolahan ayaa la soo helay habeen ka hor ka dib howlgal amni oo ay sameeyeen saraakiil ka tirsan waaxyo kala duwan.
Howlgalka oo ka dhan ah falal dambiyeedyada sida burcadnimada ayaa ka socdo Waqooyiga Gobolka Rift Valley.
Ariga ayaa laga kaxeystay biyo xireenka Kapedo Dam ee tuulada Kapedo.
NPS ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in xoolahan la geeyay xerada ciidamada sida militariga u tababaran ee GSU-da ee Kapedo ka hor inta aan milkiilaha lagu wareejin.
Adeegga qaran ee booliiska ayaa shacabka uga mahadceliyay sida joogtada ah ee ay ugala shaqeynayaan sidii xasilooni buuxda loogu soo dabbaali lahaa Waqooyiga Rift Valley.
RECOVERY OF 250 GOATS IN TURKANA EAST SUB-COUNTY.
Yesterday evening 11th April, 2023, the multi-agency security team attached to the ongoing 'Operation Maliza Uhalifu Nort-Rift' recovered 250 goats that had been stolen within Kapedo Dam near Kapedo Village. pic.twitter.com/rLrZr1NQNq
— National Police Service-Kenya (@NPSOfficial_KE) June 12, 2023
The goats were later today taken to the General Service Unit Kapedo Camp and handed over to the rightful owner.
The National Police Service sincerely appreciates the local communities for their continued support ensuring the return to normalcy in within the North Rift. pic.twitter.com/CsPwt4VB3D
— National Police Service-Kenya (@NPSOfficial_KE) June 12, 2023