Ahlu-Sunna oo la wareegtay degmada Guriceel

0
517

Waxaa lagu soo warramayaa in ciidamo ka tirsan Ahlu-sunna ay si rasmi ah ula wareegeen Degmada Guriceel iyada uusan ka dhicin wax dagaal ah.
Degmada ma joogin wax ciidan dowladeed ah marka laga reebo Ciidamada Booliska ee ilaaliya Saldhigga degmada kuwaa oo wax dagaal ah aan sameyn.
Wixii kasoo kordho kala soco shabakadda https://starfm.co.ke/