DHAGEYSO:Wasiirka dalxiiska Garissa oo ka hadlay muhiimadda duurjoogta

0
459

Iyadoo shalay guud ahaan caalamka laga xusay maalinka dalxiiska adduunka ayuu wasiirka wasaaradda dalxiiska iyo duurjoogta ee ismaamulka Garissa Cadoow Kaliil Jubat faahfaahin ka bixiyay muhiimadda duurjoogta iyo goobaha dalxiiska ee ku yaalla dowlad deegaankaasi.
Waxaa uu sidoo kale xusay in abaarta ay si la mid ah dadka iyo xoolaha la dhaqdo u saameysay duurjoogta taasoo sare u qaadday isku dhaca kala dhexeya baniaadanka waxaa uuna dhanka kale baaq u diray shacabka