21 qof oo Ebola ugu dhimatay Uganda

0
592

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Uganda ayaa sheegtay in ilaa iyo hadda cudurka Ebola ay u dhinteen 21 qof.
Tirada guud ee kiisaska cudurkan ee ilaa iyo hadda wadankaasi laga xaqiijiyay ayay ku sheegtay 34 .
Weli cudurka Ebola lagama diiwaangelin caasimadda Uganda ee Kampala.