DHAGEYSO:Siyaasiyiinta waqooyiga dalka oo ka hadlay taageerada ay u hayaan madaxweynaha iyo Raila Odinga

0
607

Xildhibaanka koonfurta Wajeer Maxamuud Sheekh Maxamad Oomaar oo ka jawaabaya su’aal uu weydiiyay wariyahayaga Cabdinuur Cali kuna saabsanayd taageerada ay u hayaan madaxweynaha iyo Raila Odinga ayaa yiri