Mudanaha laga soo doortay bariga Wajeer Rashiid Qaasim ayaa sheegaya in kulankii dhawaan ay yeesheen qaar ka mid siyaasiyiinta laga soo doortay waqooyiga dalka ee xoolo dhaqatada aynan isku raacin qofka matalaya.
Waxaa uu xusay in isku imaatinka siyaasiyiinta xoolo dhaqatada faa’iidooyin laga helay.