Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:6 sarkaal oo loo xiray dilka laba wiilal oo walaalo oo ku...

DHAGEYSO:6 sarkaal oo loo xiray dilka laba wiilal oo walaalo oo ku andacooday in wiilasha ayaga ay is dileen

6 sarkaal oo ka mid ah ciidamada booliska ee dalka ee lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dil loogu gaystay ismaamulka Embu labo wiil oo walaalo ah ayaa ku andacoonaya in labada wiil ee ayaga is dileen.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii lixda sarkaal ay maxkamadda ka codsadeen in meydadka wiilasha la soo saaro si baaritaan loogu sameeyo.
Qareenka matalayo saraakiishaan Danstan Omari ayaa sheegay in la haayo markhaatiyaal diiwaan geliyey hadallo sheegaya in labada walaalo ay isdileen iyagoo ka booday gaariga booliiska ah oo xowli ku socday.
Mar uu arrimahan ka hadlay qareen Danstan Omari ayuu yiri

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments