Safaricom oo maanta la siinaya leesin ay uga howlgasho Itoobiya

0
707

Waxaa la filayaa in maanta shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom loo oggolaado in ay ku ganacsato gudaha dalka Itoobiya.
Wararka ayaa intaa ku daraya in wafdi heer sare ah uu Axaddii gaaray caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa si qorshahan loo fuliyo.
Waxaa mas’uuliyiinta halkaasi ku sugan ka mid ah madaxa fulinta ee Safaricom Peter Ndegwa oo sheegay in tallaabadan ay wax wayn ku soo kordhin doonto adeegyada dhanka isgaarsiinta ee gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here