Weerar la rumeysan yahay inay gaysatay koox burcad ah oo ka dhacay galbeedka ismaamulka Samburu ayaa waxaa ku dhintaty ugu yaraan labo ruux.
Labo qof oo kale ayay dhaawacyo culus oo gaareen.
Hasa ahaate falkaasi laguma dhicin xoolo in kastoo weerarka uu cabsi ku beeray shacabka ku nool tuulooyinka Lolmolog iyo Nkusoro .