2 qof oo lagu dilay Donetsk

0
195

Waxaa lagu soo warramayaa in labo qof lagu dilay weerar uu Ruushka ka gaystay magaalada bari ee dalka Ukraine ee Toretsk oo ka tirsan gobolka Donetsk.
Waxa arrinkan sheegay guddoomiyaha gobolkaasi Pavlo Kyrylenko.
8 qof oo kale ayaa weerarkaasi ku dhaawacmay.