Hay’adda Laanqayrta Cas ee dalka ee Kenya Red Cross ayaa sheegtay in labo ruux laga soo samatabixiyay dhisme ku dumay xaafadda Mathare ee ismaamulka Nairobi.
Waxay hay’addu xustay in dhismahan uu ka koobnaa afar dabaq.
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay aagga loo yaqaano Gateway ee Waqooyiga Mathare.