2 qof oo ku dhintay duufaanno saameeyay bariga Maraykanka

0
345

Waxaa la xaqiijiyay in ugu yaraan labo ruux ay ku dhinteen bariga Maraykanka halka in ka badan 700,000 oo qof ay koronto la’aan yihiin ka dib duufaanno halkaasi saameyay
Shabakadda dabagalka ku sameyso duullimaadyada ee FlightAware ayaa qortay in in ka badan 1,700 oo ah duullimaadyada Maraykanka la baajiyey halka ilaa 8,000 oo kale dib loo dhigay.
Saameynta ugu badan ee duufaannada ayaa laga soo tabiyay gobollada Alabama iyo New York.