1,934 qof ooo ka soo kabsatay COVID 19 Kenya

0
414

566 qof ayaa laga helay xanuunka Covid-19 dalkani Kenya 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dib markii la baaray dheecaan dhan 5,344.
Heerka xanuunka ee dalka ayaa hadda ah boqolkiiba 10.6%.
Wadarta kiisaska laga xaqiijiyay dalka ayaa gaaray 187,525.
1,934 bukaan ayaa ka bogsaday xanuunka, waxayna dadka guud ee ka soo kabsaday tahay 176,456.
11 bukaan ayaa cudurka u dhintay taas oo dhimashada guud ka dhigtay 3,716.