Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa kulan uu la qaatay guddiyada doorashooyinka heerarkooda kala duwan ayuu faray inay howlaha la xiriira wajiga labaad ee doorashada Golaha Shacabka guda galaan bilowga toddobaadka soo socda, isagoo kula dardaarmay inay doorashada u maamulaan si daah furan.
Rw Rooble ayaa sheegay inuu la kulmay dhamaan dhinacyada ay doorashadu qusayso ayna dhameeyeen waxkasta oo xal u baahnaa sidaas darteedna hadda loo jihaystay wajiga labaad ee doorashooyinka Soomaaliya oo golaha shacabka lagu soo dooranayo.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Rw Rooble oo faray guddiga doorashooyinka inay soo saaraan Jadwalka doorashada golaha...