Odayaasha mid ka mid ah beelaha degga deegaanada K/Galbeed ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in kursigii aqalka sare ay ku lahaayeen loo afduubay wasiirka gaashaan-dhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo aan iyaga matalin sida ay hadalka u dhigeen.
Waxaa ay xuseyn in wasiirka uu kasoo jeeda gobolka waqooyi bari ee Kenya gaar ahaan magaalada Rhamu ee ismaamulka Mandera.
Mar ay arrimahan ka hadlayeen ayaa waxaa hadalladoodi ka mid ahaa
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Odayaasha beesha Garre “Kursigeena aqalka sare ee K/Galbeed waxaa loo afduubay wasiirka...