DHAGEYSO:Raila Odinga oo sheegay in hadii la doorto uu mideynaya Kenyaanka

0
813

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga oo wareysi siiyay idaacadaha kala ah Inooro FM, Kameme FM, Inooro Tv, Kameme Tv iyo Gukena FM ayaa sheegay in hadii sanadka 2022-ka uu ku guulaysto madaxtinimada wadanka uu xoogga saari doono wanaajinta dhaqaalaha iyo midnimada shacabka.
Waxaa uu si cad u sheegay inaysan jirin wax caddawad ah oo kala dhexeyn siyaasiyiinta bartamaha dalka.
Mr. Odinga ayaa xilli uu ka hadlayay qorshihiisa siyaasadeed gaar ahaan barnaamijyada uu doonayo inuu ka fuliyo gobolka bartamaha wadanka ayaa yiri