18 qof oo la la’yahay ka dib dhulgariirkii ka dhacay Taiwan

0
186

Waxaa weli la la’yahay dad ay tiradoodu gaareysa 18 ruux ka dib dhulgariirkii dhawaan saameeyay jasiiradda Taiwan.
Musiibadaasi ayaa sababtay in guriyo badan ay ku burburaan magaalada buuralayda ah ee Hualien.
Waxaa weli halkaasi ka socda howlaha samatabixinta.