DHAGEYSO:Wakiillada Wajeer oo ka hadlay miisaaniyad ay shalay ansaxiyeen

0
599

Wakiillada laga soo doortay deegaanada hoose ee ismaamulka Wajeer ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay miisaaniyad sanadeedka 2021-2022-ka oo ay ansaxiyeen galinkii dambe ee shalay.
Tallaabadan ayay qaadeen ka dib bannaanbax ay dhigeen shacabka iyo ururrada rayidka oo dalbanayay in la tixgeliyo codsiyadooda oo ay ka mid tahay in qandaraasleyda la siiyo lacago ka maqan.
Qaar ka mid ah wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Wajeer oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri