dgDagaalada ka socda waqooyiga dalka Itoobiya ayaa kusii fidaya deegaanada dariska la ah maamul goboleedka Tigray
Waxaa sidoo kale ciidamada gaarka ah ee deegaanka Soomaalida iyo maamullada kale ee dalka Itoobiyaa ayaa iyaguna ku sii siiqaya gobalka Tigray sida uu warbixintaan ku faahfaainya Siyaad Bashuuc Saney