Wafdi culimo ah oo ka yimid dalka Masar oo kulan ku qabtay ismaamulka Kajido ayaa bulshada muslimiinta ah ugu baaqay inay nabadda ku dadalaan.
Sidoo kale waxay soo jeediyeen in la faafiyo farriimaha ku saleysan wadajirka iyo midnimada.
Mid ka mid ah culimada ismaamulkaasi oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri