DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka hadlay muranka siyaasiinta gobollada Waqooyi

0
443

Ka dib markii toddobo Xubnood oo kamid ah Gudfiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi ee Baarlamaanka Soomaaliya ay shalay Magaalada Muqdisho ku Doorteen Guddoomiya iyo ku Xigeenkiisa ayadoo afar Xubnood oo kalena ay ka maqnaayeen ayaa Waxaa arintaasi aragtidooda ka dhiibtay Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Magaalada Caasimaada ee dalka Soiomaaliya