DHAGEYSO:Mulkiilayaasha guriyaha oo baaq loo diray

0
673

Guddoomiyaha golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM laanteeda gobolka waqooyi bari Dr. Aadan Yuunus ayaa mulkiilayaasha guriyaha kirada lagu deggan yahay ka codsaday inay ka war qabaan waxyaabaha lagu sameeyo guriyahooda si aynan dhibaato uga soo gaarin.
Waxaa uu xusay inay jiraan guriyo ay suurtagal tahay in muulkiilayaasha aynan ka war qabin balse daroogo lagu sameeyo.