Kooxo taageersan Riek Machar oo dagaallamay

0
581

Wararka naga soo gaaraya Suudaanta Koonfureed ayaa sheegaya inay isku dhacyo dhex mareen dhinacyada xisbiga SPLA-IO ee madaxweyne ku xigeenka wadankaasi Riek Machar.
Waxaa arrinkan xaqiijiyay afhayeenka militariga wadankaasi oo bayaan soo saaray.
Isku dhaca ayaa timid ka dib markii uu soo baxay war sheegaya in Machar laga qaaday xilka madaxa xisbigaasi .