Gabadhii 2-aad kusoo baxday doorashada aqalka sare ee Koonfur Galbeed

0
377

Ayaan Aadan Cabdulaahi ayaa noqotay gabadhii 2aad ee ku guuleysta kursiga 2aad ee aqalka sare ee barlamaanka 11aad ee Dalka.
Ayaan ayaa heshay Codad gaaraya 79 , Halka Farxiyo Nuur adan ay heshay 8 cod .