DHAGEYSO:Raila Odinga oo sheegay inay suurtagal tahay in xisbiga ODM uu ku biiro One Kenya Alliance

0
471

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa sheegay in xisbigiisu ay suurtagal tahay inuu ku biiro isbahaysiga One Kenya Alliance oo ay ku jiraan xisbiyada kala ah Kanu, ANC, Wiper iyo Ford-Kenya waa hadii golaha wadatashiga uu sidaasi ku heshiiyo.
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka ayaa ka dawaajiyay in kala jabka isbahysigii NASA ay micnehedu ahayn in hoggaamiyeyaashii ay iskula jireen ay wada shaqeyn karin.

Hadalkan ayaa ka jeediyay ismaamulka Vihiga ee galbeedka dalka