12 ka mid ah ikhwaanul muslimiin oo dil lagu xukumay

0
424

Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa ayiday xukun dil ah oo horay loogu riday 12 xubnood oo ka mid ah ururka ikhwaanul muslimiin .
Waxay maxkamaddu soo afjartay dhageysiga dacwado soo jiitamayay sanado dhowr ah.
Shakhsiyaadkan ayaa lala xiriiriyay dil wadareed dhacay sanadkii 2013-kii.
Wararka ayaa intaa ku daraya in dadka la xukumay aynan racfaan ka qaadan karin go’aanka maxkamadda oo la sugaya inuu ansaxiyo madaxweynaha Masar Cabdel Fattax el-Sisi si loogu fuliyo.