11 macdan qodoyaal ah oo ku dhimatay dalka Sudan

0
377

Dalka Sudan waxaa ku dhintay 11 qof oo macdan qodayaal ah ,iyadoona ay ku dhaawacmeen toddobo qof oo kale.
Dhimashadan ayaa timid ka dib markii uu burburay godka macdanta laga qodo ee dalkaas.
Dhacdadan ayaa waxaa ay ka dhacday waqooyi bari ee waddanka Suudaan.