Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay 15 kalena waa ay ku dhaawacmeen dhul go’ ka dhacay waqooyi-galbeed ee waddanka Colombia, sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Antioquia.
Guddoomiyaha waxaa uu sheegay in ay socdaan Hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta ,iyadoo laga cabsi qabo in dhimashada ay sare u kacdo.