DHEGEYSO:Macalin lagu eedeeyay inuu faraxumeeyay Canug yar oo maxkamada Mombasa la soo taagay

0
476

Macalin wax ka barayay madarso ku taalla ismaamulka Mombasa ayaa ka soo hormuuqday Garsooraha Maxkamadda Magaaladaas, ee David Odhiambo, isagoona lagu eedeeyay in uu faraxumeeyay wiil 14 sano jir ah oo ardaydiisa ka mid ahaa.
Eedeeysanaha oo lagu magacaabo Malau Ahamed, ayaa iska foogeeyay in uu faraxumeyn kula kacay wiil yar.
Dhacdadan ayaa dhacday bishii hore.
Maxkmada ayaa Malau Ahamed ku sii daysay nus milyan.
Kiiskiisa ayaa la soo hadal qaadi doona 27-ka bishan May ee sanadkan 2027-ka.