DHEGEYSO:Shacabka gobolka bartamaha dalka oo ku kala qaybsan imaanshaha madaxweynaha

0
345

Qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Mt. Kenya ayaa ku kala qaybsamay imaanshaha hoggaamiyaha qaranka uu ku tagaayo gobolkaas.
Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa la filayaa inuu maanta socdaalkiisa gobolka ka billaabo ismaamulka Laikipia.
Iyadhoo qaar badan ay ka soo horjeedsadeen booqashada madaxa dalka hadane waxaa jiraan qaar kale oo sheegay mashaaric uu u horey u ballan qaaday oo haatan lagu guda jiro dameystirkooda balse ay ka rajeynayaan in uu mashaaric horumarineed oo kale ka billaabo deegaanka intii uu ku jiro socdaalkiisa.