Wararka Kenya DHAGEYSO: Ilmo mataano ah oo ku dhintay dab ka kacay gurigooda ismaamulka Kakamega By star - January 20, 2025 0 285 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xaalad murugo leh ayaa ka dhacday tuulada Buushibo ee ismaamulka Kakamega ka dib markii Labo canug mataano ah ay ku gubteen gurigooda Ilaa iyo hadda lama oga sababta dhalisay dabka. Booliska ayaana baaraya dhacdan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/01/Kakamega.mp3