DHAGEYSO:Wakiilka deegaanka hoose ee Madogashe oo ka hadlay abaarta saameysay deegaankaasi

0
525

Wakiilka deegaanka hoose ee Madogashe ee deegaan baarlamaneedka Lagdera ismaamulka Garissa Cali Cabdullahi Guure ayaa ka hadlay dhibaatooyinka nololeed ee ka dhashay abaar halkaas ka jirta wuxuuna hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga ahayn uu ka codsaday in ay shacabka gargaar u fidiyaan