Ugu yaraan 4 qof oo dhintay halka 61 ruux lagu dhaawacay Waqooyiga Israa’iil

0
417

Ugu yaraan 4 qof ayaa dhinteen halka 61 ruux la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen weerar lala eegtay Waqooyiga Israa’iil.
Kooxda Xisbullah ee dalka Lebanon ayaa sheegtay in diyaaradaheeda aan duuliyaha lahayn ee drones-ka ay bartilmaameedsadeen xero ay leeyihiin ciidamada militariga ee Israa’iil.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo ugu yaraan 300 oo qof lagu dilay Waqooyiga Qaza ee dalka Falastiin.