Wararka Kenya DHAGEYSO:Waayeel digaag ku iibiya Wajeer By star - January 18, 2021 0 592 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Wajeer digaag ku iibiyo aabbe soomaaliyeed oo ay da’diisu tahay 70 iyo dhowr sano oo noo sheegay inuu ka soo saaro qutul maalmeedka qoyskiisa.Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa la kulmay oo warbixintan nooga diyaariyay