Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga kumeel gaar ah oo baaritaan ku samaynaya dilkii Magaalada baydhbo loogu gaystay Labo Caruur oo walaalo ah bilowdgii bishii April ee Sanadkaan.
Gudigaan ayaa laga doonayaa inay natiijo dhab ah ka Soo saareen Dilkii 7 Bishii hore Magaalada baydhabo loogu Gaystay Carruurtii Walaalaha ahaa ee uu dhalay Xildhibnaan horay uga Tirsanaa Baarlamaankii Sagaalaad ee Soomaaliya
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay Afhayeenka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray baaritaanka Carruur Baydhabo lagu dilay