DHAGEYSO:Bulshada galbeedka dalka oo war-murtiyeed ka soo saaray shir ay ku xoojinayeen midnimadooda

0
162

Bulshada ku nool ismaamullada kala duwan ee gobolka galbeedka dalka ayaa yeeshay kulan ay uga arrinsanayeen xoojinta midnimadooda iyo ka shaqeynta sare u qaadidda qoondada ay ku leeyihiin dowladda .
Sidoo kale waxay doonayaan in mas’uuliyiinta sare ee ku matalo dowladda ay kula xisaabtamaan waxqabadkooda si gaar ah mashaariicda horumarineed ee ay u soo hooyeen deegaannada gobolkaasi.
War-murtiyeedka ka soo baxay kulankaasi oo ka kooban qodobbo dhowr ah waxaa warbaahinta u akhriyay xoghayaha guud ee xisbiga UDA, Cleophas Malala.