DHAGEYSO:Heeshiis dhexmaray shacabka tuulada Sareedo iyo booliiska

0
436

Waxaa dib loo heshiisiyay dadweynaha ku nool tuulada Sareedo oo hoos tagto deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa iyo ciidamada booliiska ee halkaasi ka howlgala ka dib maalmo ay xurguf dhexmartay.
Bulshada ayaa loogu baaqay in ay ciidamada ammaanka la shaqeeyaan, halka laamaha amniga lagu boorriyay inay dadka deegaanka ah la shaqeeyaan oo aynan mar kale dhibaateynin dhallinyarada.