Waxaa si lama filaan ah albaabada la isugu dhuftay dugsiga sare ee wiilasha ee magaalada Kerugoya ee Bartamaha ismaamulka Kirinyaga.
Tani ayaa timid ka dib dab saameeyay mid ka mid ah qaybaha ay ardayda seexdaan ee xaruntaasi waxbarasho.
Waxaa arrinkan xaqiijiyay guddoomiyaha dowladda dhexe ku matalo Kirinyaga Xuseen Calasow .