DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadlay shirka uu ku baaqay Rw Rooble

0
546

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay shirka uu ku baaqay ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamad Xuseen Rooble kaasoo sal dhig u ah heshiiskii 17 September ee sanadkii hore