DHAGEYSO:Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo u hambalyeeyay wariyaasha

0
676

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe ayaa hambalyo u diray saxafiyiinta Soomaaliyeed munaasabada maalinta xuriyadda Saxaafadda Aduunka awgeed