Baarlamaanka oo ansixin doono miisaaniyad dheeraad ah

0
266

Golaha qaran ee xeer dejinta ayaa lagu wadaa inuu guda galo tixgelinta miisaaniyad dheeraad ah oo sanad maaliyadeedkan lagu kabaya howlaha dhaqaale ee dowladda.
Tani ayaa timid ka dib codsi ay 12-kii bishan gudbisay wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta.
Miisaaniyadda dheeraadka ah ayaa noqonaysa midii ugu horreysay ee sanad maaliyadeedka 2024/2025-ka.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo golaha qaran uu fasax ku jiro ilaa 23-ka bishan Toddobaad.