DHAGEYSO:Xildhibaanka Ceeldaas oo difaacay go’aankii uu ugu codeeyay hindise sharciyeedka maaliyadda

0
121

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer Aadan Keynaan Weheliye ayaa difaacay go’aankii 204 xildhibaan oo uu ka mid yahay ay ugu codeeyeen hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan ee muranka dhaliyay wuxuuna ka hadlay faa’iidooyinka laga helaya meel marinta qorshahan.
Sidoo kale waxaa uu madaxweynaha dalka William Ruto ugu baaqay inuu fursad siiyo oo uu tabashooyinkooda kala hadlo dhallinyarada ay ka midka yihiin kuwa Wajeer.

Aadan Keynaan ayaa sidoo kale ka hadlay isbeddelladadii lagu sameeyay hindise sharciyeedka isagoo carrabka ku adkeeyay inuu berri mar kale codkiisa ku taageeri doono ansixinta hindisahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here