Hay’adda Caalamiga ee Shaqaalaha ee ILO ayaa sheegtay in tan iyo markii ay billowdeen duqeymaha Israa’iil ee Marinka Qaza , in heerka shaqo la’aneed ee halkaasi ka jirta ay noqotay ku dhawaad boqolkiiba 80.
Boqolkiiba 32 ee shaqa la’aanta ayaa ka jirta Daanta Galbeed ee la haysto .