DHAGEYSO:Golaha imaamyada iyo ducaadda Garissa oo ku baaqay mamnuucidda qaadka

0
183

Golaha ay ku mideysan yihiin Imamyada iyo Ducaada ee dalka ee CIPK laantiisa ismaamulka Garissa ayaa soo dhaweeyay go’aankii saddex ka mid ah dowlad deegaannada gobolka Xeebta looga mamnuucay nooca qaadka ee Mogokaa.
Waxay dalbadeen in ismaamullada kale gaar ahaan kuwa waqooyi bari ay qaadaan tallaabo tani la mid ah.
Guddoomiyaha CIPK ee Garissa Sheekh Isaaq Cabdullahi Maxamad ayaa arrintan ka hadlay.

Shalay ayay ahayd markii golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM uu baaqan oo kale jeediyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here