DHAGEYSO:La taliyaha madaxweynaha Soomaaliya: Deni, waa ninkii 60 xildhibaan soo qortay haddana aan ku kalsooneyn

0
368

La taliyaha arrimaha dastuurka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxweynaha maamul goboleedka Sooomaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, inuu miiska wada xaajoodka uga maqan yahay arrimo siyaasadeed oo isaga u gaar ah.
Waxaa uu sheegay in xildhibaanadii uu soo qortay madaxweyne Deni ay iyagu gacmaha u taageen wax ka beddelka dastuurka dalka Soomaaliya.
Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa xusay in madaxweynaha Puntland uu yahay nin u muuqda inuu isagu kaligiis isla saxan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here