DHAGEYSO:Hoggaamiyaasha muslimiinta oo baaq u diray baarlamaanka

0
408

oQaar ka mid ah hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ayaa xildhibaannada baarlamaanka ku boorriyay in aynan meel marin hindise sharciyeedka sanadkan ee ay soo saartay wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta dhaqaalaha qaranka.
Waxay hoosta ka xarriiqeen in aynan maangal ahayn in canshuur dheeraad ah lagu soo rogo waxyaabo aasaasi sida rootiga oo ay kenyaan badan isticmaalaan.
Qaar ka mid ah mas’uuliyiintan oo baaq u diraya xubnaha baarlamaanka ayaa yiri.