DHAGEYSO:In ka badan 120 qoys oo ku barakacay Narok oo gargaar loo fidiyay

0
205

Waxaa gargaar isugu jiro cuntooyin iyo waxyaabaha kale ee aasaasiga ee ay qoysasku isticmaalaan loo qaybiyay ugu yaraan 120 qoysas ah.
Waxay dadkan oo ku barakacay daadadka ka soo jeedaan saddex ka mid ah deegaannada ismaamulka Narok.
Barasaab ku xigeenka Narok, Tamalinye Koech ayaa arrintan ka hadlay isagoo dhanka kale dadka ilaa 30 miitar u jira webiyada iyo biyo xireennada ka codsaday in ay halkaasi ka guuraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here